Madaxweynaha Hirshabeelle Oo markale iskushaandheyn ku sameeyay Golihiisa Wasiiradda

Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa isku shaandheyn ku sameeyay Golihiisa Wasiiradda, Madaxweyne Waare ayaa Wasiiro, Wasiir ku xigeeno iyo Wasiir dowlayaal Magacabaay, waxaana uu ku taxay Xildhibaano ka tirsan maamulka Hirshabeelle.