Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey kulanka todobaadlaha ah ee golaha Wasiirada oo lagu ansixiyey hindise sharciyeedyo muhiim ah. 12/10/2023 FacebookTwitterLinkedinEmailPrint