Madaxweynaha Jubbaland oo gudoomiyay shir Amniga.

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa guddoomiyey Shir looga hadlayay xoojinta amniga iyo la dagaalnka AS oo maanta lagu qabtay Magaalada Kismaayo.
Kulanka waxaa ka qeyb galay Taliyaasha Ciidamada, Wasiirka amniga Jubbaland iyo Mas’uuliyiin kale waxaana laga hadlay dardar galinta dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta iyo xoreynta deegaanada ay ka joogaan Jubbaland
deegaanada maamulka jubbaland ayaa waxaa lagu wadaa in dhawaan ay ka bilowdaan dagaal ka dhankaa kooxda AS.