Madaxweynaha maamulka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Maxamed Cumar Yusuf u magacaabay Gudoomiyaha Maxkamada Degmada Dhoobley sidoo kale waxaa Madaxweynahu uu Cabdinuur Wali khaliif u magaacay Garsoore in uu ka noqdo maxkamada Degmada Dhoobley.
0