Madaxweynaha K/Galbeed oo cafis u fidiyey Ciidamadii dhawaan ka qeyb qaatay Sahqaaaqadii dhacday Baydhaba.

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Cafis u fidiyey Askartii dhowaan ka qeyb qaadatay Shaqaqadii ka Dhacday Magaalada Baydhabo