Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur galbeed C/Casiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa Magaalada Muqdisho Kullan kula Qaatey Sii hayaha Ergeyga Gaarka ah Ee Xoghaya Guud ee Qaramada Midoobay Soomaliya ahna kuxigeenka Wakiilka Mr Raisedon Zenenga,
Labada masuul ayaa waxaa ay kawada hadleen iney yeeshan wada shaqeyn dhow, iyo sidii Dowlad goboleedka Koonfur galbeed Soomaaliya gacan looga siin lahaa furida waddooyinka ay Go’odoomiyeen Al-Shabab.
Dhinaca kale Madaxweynaha Koonfur Galbeed