Madaxweynaha Koofur Galbeed Oo Magaalada Nairobi kula kulmay Wakiilo Ka Socda Midowga Yurub .

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane C/Casiis Xasan Maxamed lafta-gareen oo Maal mahan Ku Sugan Magaalada Nairobi ayaa Kullan La Qaatay Wakiilo Ka Socda Midowga Yurub .

Kullanka ayaa waxaa qeyb ka ahaa wasiirka warfaafinta,wasiirka Gar-gaarka iyo Masiibooyinka, wasiirka Qorsheenta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, iyo Mas’uuliyiin kale

Waxeyna Kawada Hadleen Wakiilada Iyo Madaweynaha Sidii loo Horumarin Lahaa Deegaanadda Koonfur Galbeed Midowga Yurub ayaa sido kale Balan qaadey In Dowlada ay kala Shaqeyn doono Dhan waliba hadii ay ahaan leheed iyo hormarka deeganadaasi.