Madaxweynaha Koofur galbeed Oo Magacaabay lataliyaha Arrimaha Nabadeenta

Sayid Axmed sheekh Daahir ayaa loo Magacaabay la taliyaha Arrimaha Nabadeenta iyo Dib -uheshiisiinta Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Warqad Qoraal ah oo ka soo baxday Xafiiska  Madaxweyne Cabdicasiis Xasan Maxamed ayaa lagu Magacaabay Sayid ahmed sheekh Daahir inuu yahay shaqsiga saxda ah ee Madaxweyne Lafgareen u Qaabilsanaan Doona Arimaha Nabadeenta iyo Dib -uheshiisiinta.