Madaxweynaha Maamulka puntland oo Guddoomiye Cusub u Magacaabay gobolka Sool

Madaxweynaha maamulka Puntland Dr Cabdiwali Maxamed Cali ayaa gudoomiyaha gobolka Sool u magacaabay Abuubakar Cabdi Geelle  oo ah nin dhalinyaro ah.

Gobolka Sool ayaa hadda waxaa ka taagan xiisad dagaal oo u dhaxeysa maamulada Somaliland iyo Puntland.

Puntland ayaa gacanteeda waxaa ka maqan inta badan gobolka Sool sidda Magaalada Laascaanood.