Madaxweyne Farmaajo oo Amray Kubixiyay in lafuro Wadooyinka xiran ee Muqdisho

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa amray in shacabka loo Sahlo isu Socodka Maagaaladda ,loona furo wadooyinka xiran.

Waxaa uu sheegay in ay muhiim tahay wada shaqeyn dhexmarta ciidamada iyo Shacabka.

Madaxweyne Farmaajo oo ka jawaabayaa cabashada shacabka ayaa amar ku bixiyay in la furo wadooyinka.