Madaxweyne Farmaajo Oo shir gudoomiyay shirka Golaha Wasiirrada

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo oo shir Guddoominayay shirka Golaha Wasiirrada Soomaaliya.

Shirkad ayaa waxaa sidoo kale goobjoog ka ahaa Ra’iisul wasaaraha Dalka mudane, Xasan Cali Kheyre, RW ku xigeenka Dalka, golaha wasiiradda iyo guddiyadooda kala duwan.

Qorshayaasha ay soo bandhigayaan guddiyadan ayaa waxaa ka mid ah ,Tubta Siyaasadda loo dhan yahay,Tubta dhaqaalaha, Tubta arrimaha bulshada, Tubta amniga iyo caddaaladda.