Madaxweyne KMG Oo loo magacaabay DDSI

deegaanka Somalida,ayaa Madaxweyne KMG ahna Madaxweyne Ku xigeenka u doortay Mustafe Muxumed Cumar (Mustafe Cagjar).

Ninkaan la doortay ayaa ka mid ahaa xubnihii Mucaaradka, waxaana Guddiga Fulinta ay u doorteen hoggaanka Dowlad deegaanka inta laga soo dooranaayo Madaxweyne

Isbedelka ka dhacay Dowlad deegaanka Somalida dalka Itoobiya ayaa la filayaa inuu u horseedo deegaanada dowlad deegaanka Jawi deganaansho iyo Siyaasad wada qaybsi ah.