Madaxweyne maamulka buntland Oo Magacaabay Xilal Cusub

Digreeto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa lagu magacaabay Agaasimaha Guud iyo Agaasime Waaxeed ee Wasaaradda Amniga iyo DDR Dawladda Puntland, kadib markii ay kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha Digreeto Xeer Madaxweyne Lr. 26.

February 24, 2018, Kuna Saabsan Magcaabida Agaasime Guud iyo Agaasime waaxeed Wasaaradda Amniga iyo DDR Dawladda Puntland.

Madaxweynaha dawladda Puntland.

Markuu Arkay:   Dastuurka Dawladda Puntland.

Markuu Tixgeliyay: Aqoontooda iyo khibradooda Shaqo.

AKHRISO

Waxaa Suleymaan Xaaji Cabdulle loo Magcaabay Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Amniga iyo DDR

2.waxaa Maxamed Iimaan Cabdulaahi loo Magcaabay Agaasimaha Waaxda Miinno Saarka Wasaaradda Amniga iyo DDR

Xeerakani Wuxuu Dhaqan Gelayaa Markuu Madaxwaynuhu Saxiixo Wuuna Saxiixay Madaxwaynuhu