Madaxweyne Qoor Qoor Oo Gaaray Cadaado..

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor iyo Wafti uu Hugaaminaayo ayaa Gaaray Degmada Cadaado ee Gobolka Galgaduud.
Waftiga Madaxweynaha ayaa waxaa Kamid ahaa wasiirka Arimaha
Gudaha Galmudug Cabdi waayeel iyo Masuulyiin Kale.
Madaxweynaha Iyo Waftigiisa waxaa Soodhaweeyay Maamulka Magaalada Cadaado Ugu Horeeyo Gudoomiyaha Degmada Cadaado iyo Bulshada Qeybaheeda Kaladuwan.