Madaxweyne Qoor Qoor oo isku Shaandheyn ku sameeyey Golihiisa wasiirada Dowlada Galmudug.

isniin 05-DEC-2022. Ujeeddo: Isku shaandheyn Wasiirro, Madaxweynaha Dowladda Galmudug
Markuu Arkay: Qodobka 50aad Faqradiisa 5aad ee Dastuuka Dowlad Goboleedka Galmudug;
Markuu Arkay: Baahida loo qabo iskushaandheynta wasiirada;
Markuu Aarkay: Muhiimadda dhameestirka Golaha Wasiirada,
Markuu Latashaday: Madaxweyne Ku Xigeenka Dowladda Galmudug.
Wuxuu xeeriyay
Iskushaandheyn: Wasiirro, Wasiiru-Dowlayaal iyo Wasiir-kuxigeenno.
Hoos ka akhri liiska wasiirada:
Qodobka 1aad.
1.Garad Yusuf Mohamud Wasiirka Wasaaradda Kaluumaysiga iyo khayraadka Badda
2.C/llahi Maxamed Yusuf Kulmiye Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda
3.C/llahi Cabdiraxman Xuseen, Wasiirka Wasaaradda Xanaaanada Xoolaha
4.Muxiyadiin Cabdullahi Cusman, Wasiirka Wasaaradda Boostada iyo isgaarsiinta
5.Abshir Cabdi Shiiqow Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Hidaha iyo Dalxiiska
6.Amaal Axmed Cabdulle, Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta
7.C/naasir C/llahi Cusmaan, Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Cadaaladda iyo Arimaha Garsoorka
8.Cumar Maxamed Diiriye Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Arimaha Gudaha, Fedralka iyo Dib-u-heshiisiinta
9.Daahir Faarax Fiidow, Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka iyo Arimaha Bulshada
10.Farxiyo Cabdi Maxamed Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada
11.Eng.MaxamedCabdullahi Moxamed, Wasiir-kuxigeenka Wasaaradda Qorsheynta iyo Horumarinta Dhaqaalaha
12.Cali-baashi Axmed Cigaal,Wasiir-kuxigeenka Wasaaradda Amniga Gudah
13.C/raxiin Axmed Cigaal, Wasiir-kuxiggenka Wasaaradda bay’ada iyo Deegaanka
14.Axmed Maxamed Farax, Wasiir-kuxigeenka Wasaaradda Biyaha iyo Tamarta
15.Shariif C/nuur Barre, Wasiir-kuxiggenka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha
16. Mahad Sh. Cali Cibaar,Wasiir-kuxiggenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha
17.Maxamed Khaliif Salaad,Wasiir-kuxigeenka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka
18.Khalid Cabdi Yuusuf, Wasiir-kuxigeenka Wasaaradda Howlaha Guud iyo Guriyeenta
19.C/raxmaan Maxamed Axmed Wasiir-kuxigeenka Wasaaradda Dhalinyarada iyo isboortiga
20.C/raxman Maxamuud Maxamed Wasiir-kuxigeenka Wasaaradda Dastuurka
21.Xasan Cabdullahi Maxamed, Wasiir-kuxigeenka Wasaaradda Beeraha, Dhirta iyo Daaqa
22.Nuur Cali Cadow, Wasiir-kuxigeenka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta
23.Xamdi Axmed Siciid, Wasiir-kuxigeenka Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul insaanka
24.C/nasir Axmed Cilmi,Wasiir-kuxigeenka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda
25.Xuseen Xirsi Faarax, Wasiir-kuxigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Hidaha iyo Dalxiiska
26.C/rixiin Axmed Bariise, Wasiir-kuxigeenka Wasaaradda Owqaafta iyo Arimaha Diinta.
Qodobka 2aad.
Xeerkaan wuxuu dhaqan galayaa markuu saxiixo Madaxweynaha Dowladda Galmudug, Wuuna Saxiixay.
– Dhamaad-