Madaxweyne Qoorqoor oo la kulmay Siyaasiyiin maanta yimid Dhusomareeb.

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa la kulmay Wafdi maanta soo gaaray Caasimadda Galmudug ee Dhusomareeb ayna kamid ahaayeen Axmed Cabdisalan Xaaji iyo Kamal Guutaale oo min hal mar usoo kala tartamay qabashadda xilka Madaxweynaha Galmudug.