Madaxweyne Waare Oo Lagu Soo dhoweeyay Dhuusamareeb

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa soo gaaray Magaaladda Dhusomareeb ee Xarunta Galmudug, waxaana soo dhaweeyay Madaxda ka kala tirsan Dowladda Dhexe, Galmudug iyo qeybaha Bulshadda.

Waare ayaa lafilayaa in Uu kulan laqaato Madaxda Dowlada dhese Ee Somaaliya iyo Madaxda Galmudug Waxaana Lafilayaa in Uu kala hadlo Arimo Ku Saabsan Hirshabeele.