DHEGEYSO:>Madaxweyne Xaaf Oo Maanta Qada sharaf usameeey Xildhibaanadii Ahalusuna iyo Kuwii Galmudug Oo laisku biiriyay

KulankanI oo ahaa Qado Sharaf uu Madaxweynaha Galmudug u sameeyey Xubnaha cusub iyo kuwii hore ee baarlamaanka galmudug waxaa kasoo Qeyb galey Madaxweyne Ku xigeenka Madaxa Xukuumada iyo gudoonada Baarlamaanka Cali Gacal casir.

Xildhibaanadan oo isku dhafkooda shalay lagu dhawaaqey ayay maanta u aheyd is. Barasho iyo is xog wareysi
Qaar ka. Mid ah xildhibaanada galmudug ayaa uga mahad celiyey Madaxda Galmudug da”daalka ay Ku bixinayaan mideynta hey”addaha maamulka

Gudoomiyaha baarlamaan galmudug Cali Gacal Casir oo kulanka kadib Warbaahinta la. Hadley ayaa sheegay in isku imaatinkan uu ahaa mid loogu Tala Galey in ay isku bartaan kuna kala xog qaataan xubnaha baarlamaanka Galmudug kuwoodii hore iyo kuwa Haatan ku biiray.

Hoos kadhgeyso codka gudoonka baarlamanka iyo qaarkamida xildhibaanada lisku biiriyay