DHEGEYSO:>Madaxweyne Xaaf “Waain Aan Si Deg Deg Ah Gurmad U Gaarsiino Shacabka Baladweyne”

Madaxweynaha  Maamulka  Galmudug Ahmad Ducaale Keeli  {Xaaf} Ayaa waxa uu Sheegay in sidegdeg Ah kagalmudug ahaan ay ugu Qeybqadan doonaa caawi dadka uu saameynta kuyeeshya fatahaada Webiga shabelle .

Dhinaca kale Madaxweyne Xaaf ayaa ugu baaqay shacabka reer Galmudug in ay kaalin muuqata Kaqaataan Gargaarka loofidinayo Shacabka uu saameyay fatahaada webiga shabeelle Madaxweyne Xaaf oo sii  hadlayay ayaa yiri waa muhiim in aan caawinaa Shacabka somaaliyeed ee dhibaateysan .

Hadalka madaxweynaha Galmudug Axmad Ducaale Geele Xaaf ayaa Ku soo aadaya xili uu kusugan yahay Magaalada Beledweyne Madaxweynaha Dowlada Somaaliya uuna qiimeynayo xalada dedka Kubarakacay fatahaada  webiga shabeelle .

Hoss kadhegeyso codka madaxweyne xaaf