Magaalada Dhuusamareeb oo lagu soo gabagbeeyey shirka Hannaanka Diiwaan Gelinta Ganacsiga Soomaaliya.

Waxaa magaalada Dhuusamarreeb ee caasimadda Galmudug kusoo gabagaboobay, shir muddo 4-maalmood ah 11/14/03/2023 uga socday Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Wasaaradaha Ganacsiga iyo Warshadaha Dawlad Goboleedyada; Galmudug, Jubbaland, Hirshabeelle, Koonfur Galbeed iyo Maamulka Gobolka Banaadir, Muddadii shirkaasi socday waxaa xoogga lagu saaray qoddobadaan hoos ku xusan.