Magaalada Muqdisho waxaa lagu qabtay bandhig ganacsi.

Magaalada Muqdisho waxaa lagu qabtay bandhig ganacsi oo lagu soo bandhigayay wax-soo-saarka iyo hal-abuurka ganacsiyada ay haweenku hoggaamiyaan.