(MASAWIRO): Madaxweyne Xaaf oo si weyn loogu soo dhaweeyay Dhuusomareeb

Madaxweyne Dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa goordhow soo gaaray magaalada Dhuusamareeb caasimadda Galmudug, Madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh Shaakir, masuuliyiin iyo qeybaha bulshada ayaa ku soo dhaweeyey wafdiga Madaxweynaha garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur.

Sidoo kale Madaxweynaha ayaa salaanka ka qaatay cutub ka tirsan ciidanka Galmudug, Mr Xaaf ayaa Saxaafadda u sheegay inuu u yimid caasimadda dhameystirka Midowga Galmudug iyo Ahlu sunna isla markaana ay bilaaban doonaan Mashaariicda Horumarka Galmudug dhawaan

Halkan ka eeg Masawiradda.