(MASAWIRO): Wafdi Shiineys ah oo gaaray Magaaladda Hobyo

Wasiiro iyo Xubno ka socda labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaliya iyo Sarakiil ka socda Shirkad shiineys ah oo Hobyo ka dagay.

Magalada Xeebeedka Hobyo oo saaran badweynta hindiya ayaa Gor Dhow waxaa Gaaray wasiiro iyo xildhibaano ka Tirsan labada aqal ee baarlamaanka Soomaliya iyo Saraakiil ka socda shirkad shiineys ah kuwasi oo qiimeyn doona halka laga dhisayo dakada Hobyo oo ah isha dhaqaalaha Galmudug.

Masawirada ka eeg qaybta Hoose:

 

Garoonka Hobyo ayaa waxaa ku soo dhaweyay madaxa ka Tirsan Galmudug iyo qeybaha Bulshadda