Masuuliyiin kasocda Hay,ada maareynta Masiibooyinka Qaranka iyo Hay,ada Qatar Charity oo Maanta gaaray Magaalada Kismaanyo ee M/Jubbaland,

Guddoomiyaha Hay’adda maareynta musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macalin Abdulle oo ay wehliyaan Masuuliyiin ka socda Hay’adda Qatar charity iyo sanduuqa horumarinta Dowlada Qatar ayaa Gaaray Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG Jubbaland,waxaana halkaas ku soodhaweeyey Wasiiro katirsan Maamul Jubbland.

Guddoomiyaha Hey’adda Maareynta Masiiboyinka Qaranka iyo masuuliyiinta ka socdo dowlada Qatar ayaa si wadajir ah Magaalada Kismayo Kaga daahfuri doono mashuruuc gargaar raashin ah lugu gaarsiin doono 46,000 oo Qoys guud ahaan dalka gudahiisa oo ay Dowlada Qatar maalgelisay

Soomaaliya oo ay ka jirto abaar saameyn weyn ku yeelatay Dad iyo Duunyo, oo in ka badan 3 sano oo xariir ah Dalka ay san kada,in wax roobab ah, waana xil Qaramada Midoobay ay ka digeyso in soomaaliya Xaalada Abaareed ay maanta ku sugan tahay ay isku bedeli karto Macluul daran hadii aan la helin Xiliya roobabka soo socda, Dowlada Soomaaliya oo kaa shaneusa wadamada daneeyo arimaha Soomaaliaya sidii ay wax uqaban lahaayeen oo loogu gurman lahaay Dadka ay sida  gaarka ah usaameeysay.

Deegaanada iyo Degmooyinka Maamulka Jubbaland waxa ay ka mid ahayd meelaha sida aadka u weyn Abvaartu ugu dhufatay wana sababta Hay,ada Maareynta iyo Masiibooyinka oo ay wehliyaan Masuuliyiin kasocda Hay,ada Qatar Charity si caawimaad loo gaarsiiyo Dadka Soomaaliyeed.