masuuliyiin katirsan maamulka hirshabeele oo gaaray degaanka qod-qod

masuuliyiinkatirsa maamulka hirshabeele oo maalmihii u danbeeyay socdaal ku marayay degaanada iyo degmooyinka maamulkaas ee kala ah matabaan iyo Gerijir ayaa gaaray degaanka qod-qod

Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada Hirshabelle Abdifatah Hassan Farah iyo Xildhibaan Ka tirsan Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Hirshabelle State Abdifatah Jama Warsame (JK) ayaa deeq Daawo ah iyo Agab gaarsiiyay Xarunta Caafimaad Degmada Qodqod ee Gobolka Hiiraan.

Maamulka Degmada Qodqod ayaa xildhibaanka iyo Wasiirka uga mahadceliyay sida ay ugu soo noqnoqdaan deegaanada ay Matalaan una garab taaganyihiin Bulshada ay matalaan