Maxey ka wada hadleen Madaxweyna Galmudug iyo SIMAHA SAFIIRKA MAREYKANKA EE SOOMAALIYA.

MADAXWEYNAHA DOWLADDA GALMUDUG OO KULAN LA QAATAY KU SIMAHA SAFIIRKA MAREYKANKA EE SOOMAALIYA.

Mogadishu, 31-05- 2023; Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa kulan la qaatay ku xigeenka safiirka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya ahna ku simaha safiirka Tim Trenkle.

Waxey ka wada hadleen taageerada iyo mashaariicda Mareykanku ka wado gudaha deegaannada Galmudug iyo dagaalka ka dhanka ah kooxaha argagaxisada ah