Maxkamad ku taala Somaliland Oo xukun ku riday Milkiilaha Astaan TV

Maxkamadda Gobolka ay Soomaliland u taqaano Maroodi-jeex ayaa Maanta Milkiilaha Astaan TV Cabdimanaan Yuusuf  waxaa ay ku riday ku xukuno kala duwan.
Maxkamadda ayaa ku riday Milkiilaha Astaan TV 5 Sano oo Xarig ah Xarumaah Astaan TV ee degannada Soomaaliland oo la xayiray iyo Ganaax lacageed oo dhan 2 Billion oo ah Shillinka Soomaaliland.