Maxkamada Gobolka Banaadir oo Mudaysay Kiis Rag ku Eedaysan Tahriib Dhalinyaro. 20/04/2025 FacebookTwitterLinkedinEmailPrint Maxkamadda Gobolka banaadir ayaa mudeysay kiis loo heysto eedeysanayaal ku eedeysan inay tahriibiyaan dad soomaaliyeed kuwaas oo qaarkood ay ku nafwaayeen Jasiiradda Mayoota ee ku taad Badweyna Hindiya.