Mgaalada balcad oo lagu gubay maandooriye la sheegay in loo waday magaalada muqdisho maamulka magaalada balcad ayaana kahadlay maandooriyahaan gacanta lagu dhigay