Mid ka mid ah beelaha daga deegaanka Xinlabi ee G/Mudug oo cabasho ka muujiyey maamul dhawaan loo magacaabay oo ay sheegeen inaysan matalaad ka helin baaqna u diray DF iyo Galmudug.