DHEGEYSO:Munaasabad lagu soo Dhoweynayo G/gobolka Galgaduud oo Lagu Qabtay Dagmada guriceel.

Gudoomiyaha Gobolka Galgaduud Ee MaaMulka Galmudug Axmed Cali Jimcaale  ayaa waxaa Uu Maanta Soo Gaaray dagmada Guriceel ee gobolka Galgaduud.

Munaasab lagu soo dhoweynayay godoomiyaha gobolka galgaduud ayaa waxaa soo khaban KHaabiyay maamulka dagmada Guriceel ee Dowlad Goboleedka Galmudug.

Soo dhoweenta gudoomiayaha ayaa waxaa ka qayb galay qaybaha kala duwan ee bulshada Rayidka ah Maamulka Dagmada Guriceel iyo Masuuliyiin Katirsan Maamulka Galmudug.

Warbixintaani Waxaa inoo diyaariyay Wariyaha Radio Galgaduud Cabdulqaadir Guure Barre.

    HOOS KA DHAGAYSOWARBIXINTA