Munaasabad lagu weyneynayo Ixtifaalka iyo Bishii uu dhashay Rasuulkeena MUXAMED (NNKH) Rabiicul-awal ayaa lagu qabtay Iskuulka Nuurul iimaan ee D/Guriceel.