Munaasabadani oo lagu maamusayay maalinta shaqaalah aduunka ayaa lagu qabtay Magalada dhuusa-Mareeb ee caasimada Maamulka Galmudug waxaana kasoo qeyb galay Labada gole ee dowlad Goboleedka galmudug golaha abwaaniinta somaaliyeed fanaaniin Qeybaha kala duwan ee bulshaada.
Dadkii kasoo qeygalay munaasbada ayaa waxa ay kahadlee qiimaha ay leeyihiin Shaqaalaha iyagoona ugu baaqay maaulka Galmudug in ay shaqo abuur usameeyan Dhalin yarada kudhaqan degaanada Galmudug
HOOS KADHEGYSO CODADKA