Munaasabad lagu Maamusayay Maalinta Shaqaalaha Aduunka Oo lagu Qabtay Mgaalada dhuusa-mareeb

Munaasabadani oo lagu maamusayay  maalinta shaqaalah aduunka ayaa lagu qabtay Magalada dhuusa-Mareeb ee caasimada Maamulka Galmudug  waxaana kasoo qeyb galay Labada gole ee dowlad Goboleedka galmudug  golaha abwaaniinta somaaliyeed fanaaniin Qeybaha kala duwan ee bulshaada.

Dadkii kasoo qeygalay munaasbada ayaa waxa ay kahadlee qiimaha ay leeyihiin Shaqaalaha iyagoona ugu baaqay maaulka Galmudug in ay shaqo abuur usameeyan Dhalin yarada kudhaqan degaanada Galmudug

HOOS KADHEGYSO CODADKA