Aadan Cabdullahi waa wiil dhallinyaro ah oo si iskiis ah ugu istaagay daryeelka xayawaanka sida Eeyaha iyo Bisadaha, hase yeeshee wuxuu la kulmaa takoor kaga yimaada qaar ka mid ah bulshada oo aan jeclaysan hawsha uu gacanta ku ha hayo.
Wariye Farxiya Muraad