Waxaa Wareegga Saddexaad u soo gudbay Asad Cabdullaahi Cusmaan 30 Cod iyo Saciid Cabdullaahi Dani 29 Cod.
Waxaa Wareegga Labaad ku haray Faarax Cali Shire oo helay 7 Cod.
Wadarta guud ee codeysay waa 66 Xildhibaan, cod xumaaday ma jiro.
Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas ayaa ku haray wareegga Koowaad ee doorashadda , waxaana muuqata in Asad uu heysto Codadka ugu badan ee wareegga Labaad ee doorashadda.