Musharixiinta Wareega 2aad U Gudbay Doorashada Puntland

Waxaa goordhow soo geba gabowday wareega 1aad ee doorashada Madaxweynaha Puntland oo ay ku tartamayeen ilaa 21 Musharax.

Guddoomiyaha Guddiga doorashada ayaa ku dhawaaqay natiijada

Saciid Abdullahi Deni 20 Cod                                  

2:Asad Cismaan Abdullahi  17 Cod

Faarax Cali Shire 9 Cod