Wasiiradda Dhalinyaradda iyo Ciyaaraha Somaliya Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa muuqaal ay soo duubtay waxa ay kaga falcelisay eedeyn horey loogu jeediyay oo ah in ay diiday in laga baaro Xanuunka dilaaga ah ee Corona xilli ay garoonka Aden Cadde kasoo dageysay
Halkan ka daawo Muuqaalka.