Nuurta Guusow iyo shan carruur ah oo ay dhashay ayaa muddo ka badan labaatan cisho waxa yihiin hoy la’aan, kadib markii dab qabsaday

Nuurta Guusow iyo shan carruur ah oo ay dhashay ayaa muddo ka badan labaatan cisho waxa yihiin hoy la’aan, ka dib markii uu dab baabiyey halkii qol ee ay ku noolaayeen iyo gogoshii taalay.⬇️
Wariye Sacdiya Nuur