Q.M oo Sheegtay in ay kawalaac’santahay abaaraha ku dhuftay Deeegaanada Soomaaliland

Hargeysa-GNNFM-Madaxa arimaha Bini`aadanimada ee Qaramada Midoobey oo dhawaan gaaray deegaanada Soomaaliland ayaa sheegay in dadkii uu ku arkay deegaanadii uu tagay ay ahaayeen dad xoolo dhaqato ah xoolihii ay lahaayeene abaarihii ku dhuftay Soomaaliland sedaxdii sano ee la soo dhaafay

Masuulkaan ayaa magaalada Hargeysa ee xarunta Soomaaliland kula kulmay Madaxweyne Muusa Biixi iyo Xubna kale oo ka tirsan Soomaaliland kuwaas uu kala hadlay sidii wax looga qaban lahaa abaarahaan soo food saartay deeganada maamulka somaaliland

Gudoomiyaha hayada ka hortaga masiibooyinka iyo keydinta cunada ee Soomaaliland Faysal Cali Shiikh ayaa dhawaan sheegay 221,000 oo qoys ay hadda ay wajahaan cuno yari daran isla markaana loo baahan yahay in si dag dag ah wax loogu qabto

Dhanka kale Madaxa arimaha Bini`aadanimada ee Qaramada Midoobey ayaa ugu baaqay dadka kusugan deeganada somalilnd in ay kacmaha is qabsadaan oo ay iscawiyaan

Soomaaliland ayaa waxaa ka jira abaaro saameeyay dad iyo duunyaba, deegaanada qaar biyo ayaa la gaarsiiyaa halka kuwoo kala wali aan la gaarsiinin wax gurmad a