Qaar ka mid ah bulshada gobolka Mudug ayaa soo dhaweeyay ku biirista Soomaaliya ee Urur goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Africa.