Qaar kamid ah shacabka isticmaala wadooyinka Caasimadda ayaa ku bogaadiyay Maamulka Gobolka Banaadir da’daalka uu ugu jiro xal u helida saameynta Roobka iyo dib usoo celinta bilicda Magaalada.