Qarax Gaari Oo Goordhow Ka Dhacay Magalada Muqdisho

Qaraxaan ayaa waxa uu ka dhacay afaafka hore ee Maqaayada London Gate oo u dhow Hotelka Muna  ku yaalla degmada Xamarweyne Gobolkan Banaadir.

Dad Gobjoogayaal ah ayaa warbaahinta wax ay u sheegeen in Gaariga uu ahaa mid qaraxa lagu xiray,isla markaana maqrkii uu marayay afaafka hore ee Maqaayada London Gate uu qarxay.