Qarax ka dhacay Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Rasaas socota

Qarax xooggan ayaa ka dhacay Wasaaradda Arrimaha gudaha Soomaaliya oo ku taalla Agagaarka Isgoyska Sayidka ee Magaalada Muqdisho.

Qaraxa ayaa markii hore ka dhacay Iridda laga galo Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya , waxaana intaasi ka dib la maqlay rasaas xooggan.

Qof goobta ka agdhow ayaa sheegay in ay jiraan labo dhinac oo dagaallamaya lama ogga waxa ay yihiin.