Qarax xogan Oo lagu weeraray Degmada howlwadaag

Khasaare ayaa ka dhashay Qarax loo adeegsaday gaari waxyaabaha Qarxa laga soo buuxiyay oo lagu weeraray xarunta degmada Howlwadaag.

Gudoomiyaha degmada Howlwadaag oo la sheegay in uu ku sugnaa xarunta degmada Markii qaraxa lagu weeraray ayaa badqaba, waxaana hadda uu ku jiraa dadka gurmadka u sameynaya dadka ay waxyeelado gaartay.