Qatar ayaa soo wariyey 1130 kiis oo cusub oo ah COVID-19 Sabtidii, iyada oo tirada guud ee kiisaska dalka ka dhigtay 21, 331.
Wasaaradda caafimaadka ayaa sidoo kale ku warrantay hal dhimasho, oo geeridaas ka dhigtay 13 qof.
Dhanka kaleĀ Qatar Petroleum (QP) ayaa ku dhawaaqday hoos u dhac in kabadan 51 boqolkiiba Shidaalka Qatar.
Caalamka, in kabadan 275,000 ayaa u dhintey cudurka COVID-19 oo uu sababay cudurka coronavirus, iyadoo tirada la xaqiijiyay infekshanku ay gaarayaan afar milyan. In kabadan 1.3 milyan oo qof ayaa soo kabsaday.