Qarax Miino Oo Kadhacay Dheesa-mareeb

Qarax Miino loo adeegsaday Ayaa ka dhacay  Maqaayad yar oo laga Shaaxo kuna taala kasoo horjeedka Xarunta Inji oo kamida goobaha ay ku shaqeeyaan qaar kamid ah Hay’adda Dowliga ee Galmudug.

Waxaa meesha ku dhintay Hal qof waxaana ku dhaawacmay 5 Qof oo kale oo 4 kamida ay yihiin Haweneyda Maqaayadda laheed iyo 3 Caruur ah oo ay dhashay.

Meesha wax ka dhaceen ayaa waxa yimid Saraakiisha iyo Ciidamadda Galmudug kuwaa oo baaritaan kawada Goobta.

Inta badan Ciidamada Amaanka Ayaa xiray Wadooyinka Soo gala Halka uu Qaruxu Kadhaca Waxaana Halkaasi Ay kawadaan Baaritaano.