Qoor-qoor oo gaaray baydhabo.

Madaxweynaha Galmudug Axmed cabdi kaariye qoor-qoor iyo Masuuliyiin Wehlinaysay Ayaa gaaray Magaalada Baydhabo oo ah Caasimada KMG ee maamulka koofur galbeed.
Qoor-qoor iyo Waftigiisa Waxaa Kusoo Dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha Baydhabo Madaxweynaha Koofur galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen.