Madaxwaynaha ugu miisaanka culus Madaxda Dowlad gobolleedyada ahna madaxwaynaha Dowladda Galmudug mudane Ahmed Cabdi Kaariye ayaa maanta Dib-ugu soo laabtay Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Dowladda Galmudug kadib mudo uu howlo shaqo ugu maqnaa Dalka dibaddiisa.
Madaxwaynaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa garoonka Diyaaradaha ee magalada Dhusamareeb kusoo dhaweyay Wasiiro, Xildhibaano, masuuliyiin katirsan Hey’addaha Galmudug iyo boqollaal Shacab ah.