Radiogalgaduud Oo udabaal degtay Sanad guuradii 9 laad Ee Ka Soo wareegatay Aas Askedii

Xaflad kulmisay qeybaha kala duwan Ee Bulshada Oo lagu maamusayay Sanad guradii 9 laad Oo ka Soo wareegatay Markii La Aas Aasay Radiogalgaduud Ayaa ka qabsotan Degmada guricel.

waxaa xaflada ka Soo qeyb galay Wasiirka Warfaafinta Galmudug Xildhibaano katirsan Galmudug Wasiiro Gudoomiyaha Degmada Guricel qeybaha kala duwan Ee Bulshada Weriye yaal lagu casumay Munasabada.

ugu horey waxaa xaflada daah furay Abdulqadir guure barre oo ah Agaasimaga guud Ee radiogalgaduud isagoona Faah faah fahin ka bixiyay dhibaatoyinkii kala duwanaa oo ay idacadu Soo martay Waxa Uu na bulshada ka Soo qeyb gashay Xaf lada ku Amanay Sida ay Ula Soo shaqeyeen idaacada

Sidoo kale waxaa halkaasi ka hadlay qaar kamid ah Xil dhibanada galmudug Waxa ayna shegeen in ay idacadu waqti Adag Soo shaqeysay Si doo kale wasaarada war faafinta Ayey ka Codsadeen in Ay Si dhow ula shaqeyso Radiogalgaduud.

ugu danbeyntii wasiirka War faafin Ayaa xaflada qudbad dheer ka jeediyay waxa uuna dhamaan mas’uuliyiinta idaacada iyo shaqaalaha ugu hanbalyeey Sanad guuradii 9 laad Ee ka Soo wareegatay markii dhidibada loo Aasay waxa uuna balan qaaday in Ay Su dhow ula shaqeyn donaan ka wasarad ahaan idaacada